Tirada dadkii ku dhintay Qaraxyadii ruxay Sri Lanka oo kor u dhaaftay 100-qof (Daawo Sawiro Cusub)

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii xooganaa ee saakay lagu weeraray hoteelo iyo Kaniisado kuyaala magaalada Colombo ee caasimada dalka Sri Lanka. Tirada dadka ku dhintay qaraxada lagu weeraray Hoteelada iyo kaniisadaha kuyaala magaalada Colombo ayaa hada kor u dhaaftay 150-qof, waxaa sidoo kale dadka ku dhaawacmay qaraxyadan ka … Continue reading Tirada dadkii ku dhintay Qaraxyadii ruxay Sri Lanka oo kor u dhaaftay 100-qof (Daawo Sawiro Cusub)